Masayr
1
iftiinka guryaha ka imanaya iyo midka balasha waxan ahyn ma jiran
aniga
korontadina iminka wa tagtay
mugdigii aya sii laba jibarmay
aniga
mobilkayaga aya gacnta kuso qatay
aniga
madama o aan wax dawanay
aniga
dheer jeer aya sanqadh maqlay
aniga
balse waxa u maleyay ina is mood siyay
balse waxba ma maqal mudo
amigo dhola cadaynya aya u jawabay
aniga
korontadu ma idin jogta
mariam
miyay ka maqan tahy
aniga
gurigana waxba ka sanqadhaya
alabka aya laso gargaracy
alxm wa lagu yimi aya is dhahy
aniga
albabka layguso garacay
aniga
wixi garacyna waa wayay
aniga
fiiri guriga dhan wa mugdi
aniga
indhaha hada far laga gelinayo xata ma arkaysid
Download NovelToon APP on App Store and Google Play